Maamulka degmada Cadaado oo kaashanaya shirkada Hormuud oo shaqaale u tababaray gaadiid dab bamis ah oo magaaladu leedahay.
Tababarkan oo qaatay mudo labo isbuuc ah ayaa lagu tababaray shaqaalaha dab damiska degmada Cadaado oo gaaraya 10 shaqaale waxaa ...
















