MADAXWEYNAHA PUNTALAND OO DALACSIIYAY CIIDAMADII KA SHAQEEYAY NABADGELYADA GOBOLKA MUDUG “SAWIRRO”
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qayb galay munaasabad lagu abaalmarinayo Ciidamadii iyo Mas'uuliyiintii kale ee ...















