Madaxweynaha Koonfur galbeed oo soo dhameystiray xubnaha u tartamaya Aqalka Sare
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa soo dhamaystiray Liiska Tartamiyaasha Xubnaha Aqalka Sare Baarlamaanka Soomaaliya. ...













