Madaxweyne Farmaajo oo casho sharaf ku maamuusay Wafdiga Turkiga iyo diblomaasiyiintooda jooga Soomaaliya “SAWIRRO”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan casho sharaf ah oo ka dhacay Madaxtooyada Qaranka ku maamuusay ...
















