Wasiirka Waxbarashadda Galmudug oo kormeeray deegaanka Laas-xaadoow oo ololle waxbarasho laga waday.
Wasiirka Waxbarashada Galmudug Maxamed Xaashi Dhoore ayaa maanta kormeeray ololaha waxbarida iyo wacyigalinta reer miyiga oo ay Galmudug udub dhexaad ...
















