Guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa soo saaray habraaca lagu dooranayo gollaha shacabka
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (FEIT), ayaa soo saaray habraaca iyo shuruudaha loo marayo hanaanka doorashada Golaha Shacabka ee 2020/2021. ...
















