Ra’iisal wasaare Rooble oo sheegay in xukuumadiisa ay door weyn siin doonto Dhallinyarada
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa dhallinyarada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabada Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed oo ku ...
















