Guddiga Xalinta Khilaafaadka doorashooyinka oo sheegay inaysan jirin wax cabasho ah oo ku aadan doorashadii la qabtay
Guddiga Xalinta khilaafaadka Doorashooyinka Heer Federaal oo ka hadlay kaalintiisa ku aadan xalinta cabashooyinka kuraasta Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ...
















