Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay qoska Ikraan Tahliil Faarax “SAWIRRO”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta la kulmay qoyska Ikraan Tahliil Faarax oo ay wehliyaan ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta la kulmay qoyska Ikraan Tahliil Faarax oo ay wehliyaan ...
In ka nadan 92-arday oo dhameystay maadooyin kala duwan oo la xiriira Farsamada Gacanta ayaa maanta munaasabad lagu guddoonsiiyay agabkii ...
Rasaas culus ayaa laga maqlayaa xarunta madaxtooyada dalka Guinea Konakry Axaddan maanta ah, sida ay baahisay wakaaladda wararka ee Reuters. ...
Danjire Cawaale Cali Kullane safiirka Soomaaliya ee Shiinaha ayaa qudbad ku saabsan tamarta ka jeediyay machad TAIHE ee Shiinaha. Danjiraha ...
Xubnaha guddiga xallinta khillaafaadka doorashooyinka ee heer federaal ayaa maanta doortay guddoomiye cusub ka dib doorasho ka dhacday magaalada Muqdisho. ...
Waxaa Heshiis rasmi ah wada gaaray guddoomiyaha golaha aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Ra'issul wasaare ...
Dowladda boqortooyada Sacuudiga ayaa sheegtay in ay ka hortageen saddex gantaal oo lagu weeraray magaalooyinka Najran iyo Jazan ee kooofurta ...
Ururka Taalibaan ayaa sheegay in ay horumar ka sameeyeen dagaalka ka socda dooxda Panjshir oo ah gobalka kaliya ee ku ...
Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee HirShabeelle ayaa soo saaray qoraal uu madaxweyne Cali Guudlaawe uga codsaday inuu deg deg ...
Guddiga doorashooyinka heer federaal ee FEIT ayaa soo saaray jadwalka doorashada baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya, kaas lagu kala cadeeyey goorta ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho