Madaxweynaha Puntland oo kulan qado sharaf u Sameeyay Madaxda dhaqanka ee Gobolka Mudug “SAWIRRO”
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan qado sharaf kula qaatay Qasriga Madaxtooyada Puntland ee Gaalkacyo, ...
















