Wasiirka Amniga Galmudug oo shacabka ugu baaqay inay argagixisada ka reebtaan wixii agab ah oo ay heystaan
Wasiirka Amniga Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Macalim Fiqi ayaa sheegay in howlgallada ka dhanka ah argagixisada looga xoreynayo Gobolka Mudug ...
















