Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo qaabilay wafdi ka socday Qatar “SAWIRRO”
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka ...
Baydhabo 02/may 2021-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyadda kulan kula qaatay Hay”addaha kala ...
Dowladda Maraykan oo soo dhawaysay go’aankii Madaxwaynaha JFS iyo talaabadii ay Golaha shacabka ku aqbaleen in dib loogu laabto heshiiskii ...
Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa soo dhaweeyay go’aanka madaxweynaha uu kula wareejiyay Ra’iisal wasaaraha XFS Arrimaha doorashooyinka iyo Amniga waxaana ay ...
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir hadana ah musharax madaxwayne Taabid Cabdi Maxamed ayaa ku baaqay in Ra’iisul Wasaaraha JFS mud. ...
Alle ha u naxariistee Marxuum Cabdi Jaamac Caabi “Cabdi Qaboojiye” oo ka mid ahaa Fanaaniinta Soomaaliyeed ayaa ku Geeriyooday Magaalada ...
Labo wiil oo xuffaad ah oo walaalo isla markaana Taraawiixda ka dujin jiray masjidka Al-Taqwa ee magaalada Kansas City, ee ...
Gudoomiye ku xigeenka Arimaha Bulshada ee Magaalada Baladweyne ayaa Hay’addaha , Ganacsatada iyo deeq bixiyayaasha ugu baaqay in ay caawiyaan ...
Gudoomiyaha Gobolka Mudug Cabdiraxmaan Cali Diiriye iyo Wafdi uu hogaaminaayo ayaa gaaray deegaanka Wisil ee koonfurta gobolka Mudug. Guddoomiyaha ayaa ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Khudbaddii Madaxweynaha ee kulanka Golaha Shacabka. Khudbaddii aan ka jeediyey Kulanka Gaarka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho