Madaxweyne Farmaajo oo Waraaqaha Aqoonsiga Ka Guddoomay Danjireyaasha Dalalka Tansaaniya Iyo Angoola “SAWIRRO”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa munaasabad ku qabsoontay Madaxtooyada Qaranka waxa uu kaga guddoomay Waraaqaha Aqoonsiga ...
















