Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya oo Golaha Ammaanka Midowga Afrika uga warbixiyay xaaladda dalka
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, mudane Maxamed Cabdirisaaq ayaa uga warbixiyay Golaha Ammaanka Midowga Afrika xaaladda Siyaasadeed ee Soomaaliya. Wasiirka waxa ...













