Inta badan deegaanada gobolka Mudug oo xalay uu ka da’ay roob xoogan.
Inta badan gobolka Mudug xalay waxaa ka hooray roobkii Guga kasoo ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada Gobolka mudug ku ...
Inta badan gobolka Mudug xalay waxaa ka hooray roobkii Guga kasoo ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada Gobolka mudug ku ...
Xildhibaano ka kala tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya iyo kuwa Galmudug ayaa gaaray deegaano dhanka waqooyi ka xiga Magaalada Dhusamareb waxa ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dalka dib ugu soo laabtay, kaddib markii uu safar shaqo ku ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii 11-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo ...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa kormeer dhiiragalin ah ugu tagay saraakiisha iyo Askarta ururka 37aad ...
War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo nuqul ka mid ah la soo gaarsiiyay Radio ...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar oo tababar u soo xiray askar iyo saraakiil ka tirsan ...
Roobka guga ayaa maanta gelinka dambe ka curyta magaalada Samareeb ee caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug iyo deegaannada fog fog ee ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar shaqo ku joogo Dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Koongo, ayaa la kulmay ...
Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa agab caafimaad oo isugu jira Mishiinada neefta siiya bukaanada iyo dawooyin kala wareegtay Hey'adda ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho