Wasiirka Warfaafinta oo Ismaaciil Orange u magacaabay Agaasimaha Maamulka ee Golaha Murtida iyo Wacyigelinta Qaranka
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaalya Cismaan Abuukar Dubbe ayaa u magacaabay Ismaaciil Macalin Muqtaar Orongo Agaasimaha ...
















