Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle oo maanta booqday meelaha loogu tala galay in lagu qabto doorashooyinka “SAWIRRO”
Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Gobaleedka Hirshabelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar Yuusuf ayaa maanta Booqday meelaha loogu tala galay doorashooyinka inay ...
















