Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Madaxweynaha Jubbaland oo si wada jir ah u dhagax dhigay dhismaha xarunta Wasaaradda Qorsheynta Jubbaland “SAWIRRO”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa si wadajir ah ...
















