Hay’adda duulista rayidka oo shirkadda Jubba Airways guddoonsiisay shatiga iyo taarigada ay ku shaqeyneyso “SAWIRRO”
Hay'adda duulista rayidka ayaa galabta guddoonsiisay shatiga iyo taarigada ay ku shaqeyneyso shirkadda Jubba Airways Xaflad ballaaran oo ay ka ...
















