Shuhaddadii ku shahiiday musiibadii ka dhacday Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar 24 July 2019 oo kulan duco ah loo sameeyay “SAWIRRO”
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) iyo mas’uuliyiin kale ayaa xarunta Mu’asasada Macalin ...
















