Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo Shir-Guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada “SAWIRRO”
Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad gobaleedka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Shir-Guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada oo todobaadkan looga hadlay Amniga, ...
















