Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Xildhibaannada ka soo jeeda Gobollada Woqooyi “SAWIRRO”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan la qaatay xildhibaannada kasoo jeeda gobollada woqooyi, isagoo ...
















