Taliska booliska Gobolka Banaadir oo joojiyay dhismo sharci darro ah oo laga dhisayay qeybtii cabitaannada ee Hotel Taleex “SAWIRRO”
Taliyaha ciidanka Booliska Qaybta guud ee Gobolka Banaadir Gaashaanle Sare Farxaan Maxamuud Qaroole, Taliyaha Booliska Qaybta Waliyoow Cadde Kornayl Yaasiin ...















