Ra’iisul Wasaare Rooble oo qaabilay Safiirka Kenya ee Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay Safiirka Dowladda Kenya u fadhiya Soomaaliya Mudane Lucas Tumbo ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay Safiirka Dowladda Kenya u fadhiya Soomaaliya Mudane Lucas Tumbo ...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta kulan kula qaatay xrunta Wasaaradda Maaliyadda Kristina Svensson oo ...
Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad gobaleedka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta shir-Guddoomiyay shirka Maamul baahinta Puntland oo ku qabsoomay ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa tababar u furay Guddiyada Doorashooyinka Dalka heer federal iyo heer ...
Dowladda Jarmarka ayaa sheegatay inay kala baxeen ciidmadeedii dalka Afghanistan kaga jogay Nabad ilaalinta 20-kii sano ee la soo dhaafay. ...
War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ...
Mareykanka ayaa soo dhoweeyay xabbad joojinta ay dowladda Itoobiya kaga dhawaaqday gobolka Tigreega, halka Jabhadda Xoreynta Tigre ay shegeen inay ...
CIVIL SERVICE REFORM DIRECTOR OF COMMUNICATION Performance Management, Appraisal and Promotion HEAD FINANCE HR ANALYLIST TRANING ICT AND DATABASE OFFICER ...
Maamulka Dhuusamareeb ayaa bilaabay dhismaha Tog Biyaha ka qaadaya magaalada si loo yareeyo dhibaatada Biyuhu gaystaan xiliyada roobabka. Toggaan oo ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay casho sharaf uu Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho