QM: Ciidanka Ethiopia iyo Eritrea waxaa macquul ah in ay galeen dambi dagaal
War saxaafadeed Khamiistan maanta ah ka soo baxay xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan xuquuqda aadanaha ayaa lagu sheegay in Ethiopia ...
War saxaafadeed Khamiistan maanta ah ka soo baxay xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan xuquuqda aadanaha ayaa lagu sheegay in Ethiopia ...
Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka ayaa soo saaray go’aano la xiriira xakameynta cudurka Covid-19. Guddoomiyaha ayaa sheegay in la joojiyay ...
Xeer ilaaliyaha guud ee Maxkamadda Dambiyada Dagaal ee ICC ayaa furtay gal dacwadeed rasmi ah oo lagu baarayo eedeymo dambiyo ...
Xukuumadda Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya, iyada oo tixgelinaysa geeddi socodka dimuqraadiyada, qabsoomidda doorashooyinka Qaranka iyo ilaalinta heshiisyadii mucaaradka waxa ay u ...
Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka iyo Guddoomiyaha degmada Kaxda ayaa si wadajir xariga uga jaray xarunta maxkamadda degmada oo markii ugu horeysay ...
Agaasinka Waxbarashada Gobalka Banaadir oo kaashanaya Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ayaa dib u habbeyn iyo horumarin ku sameeyay ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay Guddiga Qaran ee Xakameynta Cudurka COVID-19 iyo Bulshada ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay Madaxda Bangiyada gaarka loo leeyahay ayaa ku ...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 209 ...
Marba marka kasii danbeyso waxa isi-soo taraya cabashada dadka ku nool Degmada Buulo-burte ayagoo ka cabanaya xaalado nolaleed ee ka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho