Madaxweyne Farmaajo oo Radio Muqdisho ugu hambalyeeyay sida ay uga qeyb qaateen baahinta maalmaha xoriyadda dalka
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay Radio Muqdisho sida ay uga qayb qaateen Munaasabadaha Maalmaha Xoriyadda ...
















