Maamulka Gobolka Banaadir oo ka shiray dar dargelinta bilic soo celinta Caasimadda “SAWIRRO”
Guddoomiye ku-xigeenka Howlaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Faarax Diini ayaa shir guddoomiyay kulanka Agaasimeyaasha Waaxda Howlaha Guud. kaasi ...
















