Ra’iisul Wasaaraha dalka oo ka tacsiyeeyay geerida Taliye ku-xigeenkii qeybta guud Booliska ee Gobolka Banaadir
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa tacsi u diray qoyskiisii iyo bahda Booliska Soomaaliyeed ee uu ...















