Ra’iisul Wasaare Rooble oo Cabdiwahaab u magacaabay Wasiirka cusub ee Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif u magacaabay Wasiirka Wasaaradda Shaqada ...
















