Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo la kulmay odeyaasha dhaqanka Koonfur Galbeed.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan la qaatay Odeyaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed. Madaxweyne Lafta ...















