Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey geerida Danjire Yuusuf Cumar Axmed Al-Azhari
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ...















