Shirka Golaha Watashiga Qaran ee Dhammeystirka Arrimaha Doorashooyinka oo uu shir guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Rooble oo soo gabagaboobay “SAWIRRO”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay Shirka Wadatashiga Qaran ee doorashooyinka oo galay maalintiisii labaad. ...
















