Warka Duhurnimo
https://www.facebook.com/RadioMogadishu/videos/898819204017594
Durdurada xareeda iyo da'mada is xigxigta ee daruuraha ayay ku diirsadeen dad iyo duunyaba, kadib roobka guga oo ka curtay ...
Wareegto ka soo baxday xafiiska guddoomiyaha gobolka Banaadir mudane Cumar Maxamed Maxamuud ayaa Mucaawiye Axmed Muudey, loogu magacaabay guddoomiyaha cusub ...
A prominent Dermatologist doctor, Dr. Hassan Osman Isse better known Dr. Buurane, was shot and dead while he was leaving ...
Allah u naxariitee, waxaa saaka xaafadda Albarako ee degmada Hodan lagu dilay Dr. Xasan Cismaan Ciise (Dr. Buurane) oo kamid ...
The African Union Peace and Security Council will hold today a meeting on situation in Somalia. President Farmaajo said on ...
Golaha Amniga iyo Nabadda ee Midowga Afrika ayaa maanta shir ka yeelanaya xaaladda siyaasadeed ee dalka ka dib codsigii madaxweynaha ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii 11-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo ...
Allaha u naxariisto Fahdi Caddow Cabdi iyo Faa'iso Caddow Cabdi ayaa maanta ku geeriyooday hoobiye ay argagixisada Al-Shabaab soo tuureen ...
Ragtarka Cusub ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Dr Xasan Cumar Mahadalla ayaa maanta xilkii kala wareegay Raktarkii Hore ee Jaamacadda Ummadda ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho