Maxkamadeynta Rag loo heysto dilka Guddoomiyihii degmada Hodan oo dib u bilaabatay
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa Maanta mar kale bilaawday dhageysiga dacwadda dilka Guddoomiyihii Maamulka degmada Hodan AUN Cabdixakiim Cabdiraxmaan Ciise ...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa Maanta mar kale bilaawday dhageysiga dacwadda dilka Guddoomiyihii Maamulka degmada Hodan AUN Cabdixakiim Cabdiraxmaan Ciise ...
Dad gaaraya 401,078 oo qof ayaa saacadahii la soo dhaafay u geeriyooday xanuunka Corona Virus, taasoo tirada guud ee dadka ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa caawa booqday qoysaskii uu saameeyay Roobkii ...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jeneraal Cabdi Xasan Xijaar oo ay weheliyaan Taliye ku-xigeenka iyo Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa hoygiisa ...
Midowga Afrika ayaa Madaxwaynihii hore Jamhuuriyadda Ghana John Dramani Mahama u soo magacaabay inuu noqdo Ergayga Gaarka ah ee Soomaaliya ...
Wasaaraddaha Waxbarashada iyo Warfaafinta ayaa si wada jir ah ugu dhawaaqay casharada Fogaan-darsiga ee Dugsiyada Hoose iyo Dhaxe, taasi oo ...
Wasiirka Caddaalada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa saraakiil uu hogaaminayey Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan ...
Jadwalka Casharada Fogaan-darsiga ee Dugsiyada Hoose iyo Dhaxe ee Manhajka Qaran ee dalka oo ay diyaarisay Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta gaaray magaalada Jeddah, isagoo ku sii jeeda magaalada barakeysan ee ...
Afhayeenka Booliska ayaa xaqiijiyay in 7 carruur ah ay ku geeriyoodeen guri ku yaala Degmada Wadajir kaddib markii ay biya ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho