Wasaaradda Difaaca Itoobiya oo soo bandhigtay liiska saraakiil ka tirsanaa TPLF oo ay dileen
Brig. General Tesfaye Wasaraadda difaaca Itoobiya ayaa soo saartay liis ay ku qoran yihiin saraakiil ka tirsanaa TPLF oo ay ...
Brig. General Tesfaye Wasaraadda difaaca Itoobiya ayaa soo saartay liis ay ku qoran yihiin saraakiil ka tirsanaa TPLF oo ay ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa farxadda dabaal degga la qeyb saday ...
Kulankan xiisaha badan oo ay foodda isku dadareen Naadiyada Ciyaaraha ee iskuulada Galgaduud iyo Ablaal ayaa kama dambeys u ahaa ...
AMISOM ayaa bilowday tababar ku saabsan ilaalinta ammaanka doorashooyinka oo la siinayo xubno ka tirsan ciidanka booliska Soomaaliya oo isugu ...
Hotelka Martisoor oo ku yaala magaalada Garoowe ee xarunta Dowlad goboleedka Puntland waxaa maanta kulan ku yeeshay Madaxda Dowladda Federaalka ...
Fikirka hal abuurnimo ee da'yarta Soomaaliyeed ee ku nool gudaha Dalka Soomaaliya ayaa maalinba maalinta ka dambeysa la oran karaa ...
Marxuum Dr. Xasan Cumar Axmed Safiirka Soomaaliya ee dalka Malaysia Danjire Abuukar Cabdi Cismaan ayaa isaga oo ku hadlaya magaca ...
Iskuulada ku yaala Ismaaulka Oromada dalka Itoobiya ayaa manhajkooda Waxbarashada ku kordhiyay barashada Af-Soomaaliga . Madaxda Waxbarashada Gobalka ayaa sheegay ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa magaaladda Garoowe ee xarunta Dowlad Goboleedka ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Sharciga Miisaaniyadda Dowladda ee 2021 oo ay hore u soo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho