Ciidamada Xoogga dalka oo fuliyay howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay Al-Shabaab
Guutada 5-aad Qeybta 27-aad ee Ciidamada Xoogga dalka ayaa howlgal ka dhan ah argagixisada Al-Shabaab oo ay ka sameeyeen deegaano ...
Guutada 5-aad Qeybta 27-aad ee Ciidamada Xoogga dalka ayaa howlgal ka dhan ah argagixisada Al-Shabaab oo ay ka sameeyeen deegaano ...
Kulanka Wakiillada Joogtada ah ee Golaha Ururka Jaamacada Carabta ayaa lagu wadaa in manta uu ka dhaco Xarunta ururka Jaamacada ...
Wasiirka wasaarada Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dib-u-heshiisinta Jen. Mukhtaar Hussein Afrax ayaa tacsi tiiraanya leh u diray qoysaska, qaraabada, Taliksa ...
Somali Police say 6 people,including Waberi police chief Ahmed Bashane and Deputy Commander for Waliyow Adde Police Division Abdi Basid, ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanya leh u diray qoysaska, qaraabada iyo guud ahaan shacabka ...
Ra"iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka tacsiyeeyay weerrarkii kooxaha argagaxisada ah Al-Shabaab ku qaadeen saldhigga ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii 11-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo ...
Qof naftii halige ah oo xiran jaakadda walxaha qarxa ayaa isku qarxiyay banaanka Saldhigga Booliska Dagmada Waaberi ee Magaalada Muqdisho. ...
Allaha u naxariisto Gaashaanle Dhexe Cabdibaasid Maxamud Cageey oo ka mid ahaa saraakiishii ku dhaawacmay Qaraxa caawa ka dhacay magaalada ...
Waxaa weerar argagaxisanimo lagu qaaday saldhiga Booliska Degmada Waaberi ee gobolka Banaadir, kaasi oo ka dhashay qasaare isugu jirta dhimasho ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho