Ismaaciil Cumar Geelle oo markale ku guuleystay madaxtinimada Jabuuti
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa markii shanaad ku guuleysatay madaxtinimada wadankaas, kaddib markii uu helay 89.41% codadkii dadweynaha ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa markii shanaad ku guuleysatay madaxtinimada wadankaas, kaddib markii uu helay 89.41% codadkii dadweynaha ...
Dowladda Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saartay u dirtay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, kaasi oo ay kaga hadleyso arrimaha ...
The Federal Government of Somalia regards any interference in the process of national elections by external actors as direct interference ...
Kulankaan oo ahaa Duco iyo Qur’aan akhris loo sameynayay 12 dhallinyaro cayaartooy ah oo lagu laayay Degmada Shangaani gaar ahan ...
Buuga tacsida Rabi ha u naxaristee Nabadoon Maxamed Aadan Rooble Xuud ayaa maanta ka furmay magaalada Guriceel ee Gobalka Galgaduud, ...
Ciidanka xoogga dalka ayaa kusii dhawaanaya magaalada Ceel-laheley ee koofurta Gobolka Galgaduud oo saldhig muhiim ah u ahayd Argagixisada oo ...
Suubanseafood market in Mogadishu is a new modern seafood shop established by Sahra Alasow who recently returned to Somalia from ...
Si loo helo kabac dhaqaale iyo ganacsi horumarsan, isla markaana dhamaan bulshada u furan in ay doorkooda ka qaataan ayaa ...
Munaasabad lagu daah furayay mashruuc indha fiiqis ah, baaris iyo daween caafimaad, laguna siinayo muraayadaha araga (ookiyaal) lacag la’aan ah ...
Wasiirka Wasaaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa hambalyo u diray Saraakiisha, Saraakiil xigeennada iyo dhammaan askartii ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho