Wasiirka Amniga XFS oo ka hadlay arrimo ku saabsan amniga dalka
Wasiirka Amniga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, Xasan Xundubeey Jimcaale oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in xilligaan aan loo ...
Wasiirka Amniga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, Xasan Xundubeey Jimcaale oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in xilligaan aan loo ...
Shaki kuma jiro in Faylka maxkamadeynta Madaxweynihii xukunka laga tuuray ee Suudaan, Cumar Xasan Al Bashiir, ee horyaalay Maxkamada Caalamiga ...
Shilka Gaari oo ay dad ku dhinteen ayaa xalay ka dhacay inta uu dhaxaysa Garoowe iyo Dangoroyo ee gobolka Nugaal, ...
Guddoomiyihii Degmadda Xamarjajab, Maxamed Cabdi Xayle ayaa lagu dilay Weerar gaadmo ah oo Argagixisanimo xilli uu sii galayay Gurigiisa oo ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii 11-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo ...
A two-day meeting to evaluate security sector gains in Somalia has ended in Mogadishu, the capital, with the African Union ...
Deeqdaan oo loogu tala galay in ay afur ka dhigtaan ayaa waxaa maamulka Degmada Gaalkacyo ee Galmudug uu maanta gaarsiiyay ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Warka kooban ee Radio Muqdisho, qeybta Afka Qalaad. Halkan ka dhageyso https://www.facebook.com/RadioMogadishu/videos/2710295789262455/
Boqolaal shacabka magaalada Xudur ayaa isugu soo baxay goobta lagu tukaday salaadda Roobdoonta oo Alle looga baryay in naxariistiisa u ...
Sideed nakhshideeye oo u dhashay dalka Masar ayaa ku guuleystay tartan caalamiga ah oo hey’adda UNESCO ku doonayso in dib ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho