Ra’iisul Wasaare Rooble oo shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka ugu yeeray madaxda Maamul goboleedyada iyo Gobolka Banaadir
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Madaxda Dowlad-goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ku casuumay shirka Golaha Wadatashiga ...















