Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Wasiirka Kalluumeysiga iyo Wasiiru dowlaha Maaliyadda Dalka “SAWIRRO”
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Dr Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Madaxtooyada Puntland Caawa ku qaabilay Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ...
















