Wasaaradda Caafimaadka Falastiin oo Sheegtay In Xaaladda COVID19 ee Dalkaasi ay Tahay Mid Khatar Badan Xiligan.
Wasiirka Caafimaadka Falastiin Dr. Mai Al-Kaila oo warbaahinta caalamka la hadashay ayaa sheegtay in xaaladda cudurka COVID19 ee Phalastin xiligan ay tahay ...
















