Waaxda nadaafadda iyo bilic soo celinta maamulka Gobolka Banaadir oo howlo Nadaafadeed ka wada qaar ka mida xaafadaha magaalada Muqdisho”SAWIRRO’
Waaxda nadaafadda iyo bilic soo celinta maamulka gobolka banaadir oo kaashaneysa waaxda gaadiidka ayaa howlo nadaafadeed ka sameeyay 4 Degmo ...
















