Golaha Shacabka oo ansixiyay labo xubnood oo ka mid noqtay Guddiga Madaxa Banaan ee Xudduudaha iyo Federaalka
Xildhibaanada golaha shacabka ayaa maanta ansixiyay, Axmed Zeylici Muuse iyo Maxamed Cusmaan Cabdulaahi Xamza oo ka mid noqonaya xubnaha guddiga ...
















