Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS oo shir kaga qeyb galay magaalada Qaahira+Sawirro
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cali Rooble ayaa magaalada Qaahira kaga qeyb galay shirk ...
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cali Rooble ayaa magaalada Qaahira kaga qeyb galay shirk ...
Ilaahay naxariista janno haka waraabiyo waxa magaalada Nairobi ku geeryooday Wasiirkii hore ee Gaashaandigga Soomaaliya Jeneraal Cabdiraxmaan Maxamuud Cali-Bayr. Marxuum ...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka soo degey garoonka diyaaradaha Aden Cadde ee ...
Afar qof ayaa dhimatay ka dib markii diyaarad militiri oo ka soo duushay caasimadda dalka Kazakhstan ee Nur-Sultan ay ku ...
Dalka Sri Lanka ayaa mamnuucaya xirashada jilbaabka sidoo kalena waxaa la xiri doonaa 1,000 madaraso oo lagu barto diinta Islaamka, ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magalaada Muqdisho Mudane Cumar Maxamed Maxamuud (Filish) ayaa maanta garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ka sagootiyay ...
Ciidamada xoogga dalka ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoosta degmada Balcad ee Gobolka Shabeelaha Dhexe, halkaasi oo ay ku ...
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senator Cabdi Xaashi Cabdulaahi ayaa kulan gaar ah la qaatay Safiirka cusub ee ...
Wasiirka wasaaradda Caafimaadka X.F.S Drs.Fawziya Abiikar Nuur, ayaa sheegtay in 48 saac ee ugu dambaysay xanuunkan laga baaray dad gaaraya ...
Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya gaar magaalada Jigjiga, waxaa la gaarsiiyay tallaalka ka hortagga cudurka faafe ee Covid-19. Tallaalkan oo gaaraya ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho