Madaxweynaha Galmudug oo kormeeray deegaanno dhawaan ay la wareegeen ciidamada xoogga dalka “SAWIRRO”
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye "Qoorqoor" ayaa maanta kormeeray furimaha dagaalka, gaar ahaan deegaanada Sinadhaqo iyo labi-dulle oo Samareeb kaga ...
















