Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka tacsiyadeeyay geerida Xildhibaan Axmed Casoowe
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ka tacsiyadeeyay geerida Allaha u naxariistee ...
















