Koox hubeysan oo wariye Jamaal Faarax ku dilay waqooyiga Gaalkacyo
Koox hubaysan ayaa goordhaw ku dishay agagaarka Xerada Siinaay ee Gaalkacyo Wariye Jamaal Faarax Aadan oo ka mid ahaa rugcadaayaasha ...
Koox hubaysan ayaa goordhaw ku dishay agagaarka Xerada Siinaay ee Gaalkacyo Wariye Jamaal Faarax Aadan oo ka mid ahaa rugcadaayaasha ...
Wasiirka Wasaradda Maaliyadda ee Dowlad Goboleedka Galmudug Farxaan Cali Maxamuud ayaa kulan wadatashi la xiriira hannaanka dib-u-hagaajinta canshuuraha Galmudug kula ...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 135 ...
Howlgalkan oo socday asbuucyadii la soo dhaafay ayna si wada jira u iclaamiyeen Wasiirka Amniga Gudaha Galmudug Axmed Macalim Fiqi ...
Maxamed Cadaawe waxaa uu soo saaraa neef-siiye {Ventilator} sheyga maanta loogu baahi badan yahay dalka. Hadaba halkan hoose ka daawo ...
Kulan ay isugu yimaaden maamulka Dagmada Buulo-burte, odayasha dhaqanka, ururka dhallinyarada, ururka hawenka iyo bulshada qeybahoda kala duwan ayaa looga ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mdane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa maanta waxa uu amar ku bixiyey in ...
Ra'iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa hadda kula uga bilowday Hotel Decale ee magaalada Muqdisho xubnaha Midowga Murashaxiinta, ...
Guddig Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal oo maanta soo saaray war saxaafadeed ayaa golaha wadatashiga qaran ugu baaqay in si deg ...
Ra'iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa galabta magaalada Muqdisho kula yeelanaya shirkii labaad xubnaha Midowga Murashaxiinta madaxtinimada ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho