Weerar sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay magaalada Kabul ee dalka Afganistaan
Ugu yaraan 8 qof ayaa ku dhimatay 31 kalana waa ay ku dhaawacmeen weerar hoobiyaal ah saakay ka dhacay magaalada ...
Ugu yaraan 8 qof ayaa ku dhimatay 31 kalana waa ay ku dhaawacmeen weerar hoobiyaal ah saakay ka dhacay magaalada ...
Maamulka gobolka Bari ayaa digniino kasoo saaray roobab wata dabeylo oo laga yaabo in 48-ka saac ee soo socda ay ...
Ku-simaha Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa dhagax dhigay xarunta hay'adda Garsoorka ...
Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda aadanaha xukuumadda federaalka Soomaaliya Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim ayaa maanta daahfurtay qorshaha qaran ee ...
Xoghayaha arrimaha dibedda dalka Mareykanka Mike Pompeo ayaa lagu wadaa in uu la kulmo amiirka dhaxalka leh ee Abu Dhabi ...
Sida uu sheegay golaha xaaladda deg degga ee Itoobiya u xilsaartay gobalka Tigreega, ciidanka dowladda ayaa la wareegay saakay magaalada ...
Munaasabadda xuska 46 sano guuradii kasoo wareegtay maalinta macalinka soomaaliyeed ee 21 Novembar ayaa maanta waxaa magaalada Gaalkacyo uga qeyb ...
21-ka November waa maalin ku wayn quluubta umadda Soomaaliyeed, waxayna ku beegan tahay sanad guuradii 46aad maalinta Macallinka Soomaaliyeed oo ...
Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Hirshabeelle mudane Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf Dabageed) oo uu wehliyo guddoomiye ku xigeenka koowaad ee ...
Maamulka Galmudug oo kaashanaya ciidamada amniga qaranka gaar ahaan ciidamada boliiska iyo kuwa xoogga dalka ayaa ku guuleeystay xalinta xiisad ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho