Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeyay bisha Ramadaan
Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeey bilashada ...
















