Wasaaradda Waxbarashada oo shaacisay xilliga la galayo Imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12aad
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxaa ay ku wargelineysaa dhammaan Bahda Waxbarashada in imtixaanka Shahaadiga ah ...















